Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka sool iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka sool iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland
August 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii shalay gobolka sool ku dhexmaray kooxaha huwanta ah iyo ciidamada qaranka Somaliland isagoo bulshada ugu baaqay in maanta loo baahan yahay isku duubni.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS