Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
August 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland yaasiin xaaji maxamuud xiir faratoon ayaa maanta la waregay xilkii gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu kusii simaha ahaan uhayay gudoomiye kuxigeenka golaha wakiiladu siciid mire giire

Waxana munaasibada uu xilka kula wareegayay kazoo qaybgalay shir gudoonka labada gole, wasiiro iyo madaxda asxaabta qaranka

COMMENTS
LINKS