Gudida Beelaha Habar Jeclo Oo Caawa Kulan La Qaatay Madaxwayne Biixi Sheegayna In Uu Aqbalay Go,aamadii Ay Kazoo Saareen Khilaafka Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Habar Jeclo Oo Caawa Kulan La Qaatay Madaxwayne Biixi Sheegayna In Uu Aqbalay Go,aamadii Ay Kazoo Saareen Khilaafka Dalka.
August 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha habar jeclo ee dhawaan soo saaray go,aamada lagu xalinayo muran siyaasadeedkii arimaha doorashada ee somaliand ka taagnaa ayaa caawa kulan la qaatay madaxwayne biixi oo ay weheliyaan gudoomiyayaasha guurtida iyo wakiilada iy gudoomiyaha maxkamada sare ayaa shaaciyay in madaxwaynuhu aqbalay go,aamadii ay soo saareen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS