“Go,Aanka Xukuumiga Ah Ee Madaxwaynuhu Nagu Hogaaminayaa Maaha, Buurta Gacan Libaax Madaafiic Halagu Garaaco”Wasiir Siciid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Go,Aanka Xukuumiga Ah Ee Madaxwaynuhu Nagu Hogaaminayaa Maaha, Buurta Gacan Libaax Madaafiic Halagu Garaaco”Wasiir Siciid
August 16, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliand siciid sulub ayaa sheegay tan iyo intii ay dilaacday jabahada buurta gacan libaax in ay hoos utuur tuuraan wasiirada ay saaxiibada yihiin ee kazoo jeeda beelaha darifyada Somaliland

Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa sheegay in  siyaasada uu madaxwayne biixi ku hogaamiyaa aanay ahayn mid odhanaysa buurta gacan libaax madaafiic halala dhaco maadama ay dhalinyarada gashay yihiin kuwaanii.

COMMENTS
LINKS