“Ganacstadeenu Meelo Badanbay Ku Bixiyaan Xoolahooga, Qabyaalada Qaar Faro Badan Ayaa Ku Bixiya”Sh, Barbaraawi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ganacstadeenu Meelo Badanbay Ku Bixiyaan Xoolahooga, Qabyaalada Qaar Faro Badan Ayaa Ku Bixiya”Sh, Barbaraawi.
August 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Berberaawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay meelaha aan munaasibad ahayn ee ganacsadeenu qaarkood ku bixiyaan maalkooga iyo xoolahoogu oo ay ugu horayso qabyaalada iyo dhiig data iyagoo meelihii khayrka ay ka helayeen aan ku bixin.

COMMENTS
LINKS