Dr Gaboose Iyo Cabdilaahi Dirawal Oo Ku Hungoobay Dalab Ay Ula Tageen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Gaboose Iyo Cabdilaahi Dirawal Oo Ku Hungoobay Dalab Ay Ula Tageen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
August 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha urur siyaasadeedyada Horseed cabdilaahi dirawal iyo Dr Gaboose ayaa faro madhan kala soo noqday gudoomiyaha golaha guurtida oo ay saaka xafiiskiisa ugu tageen iyagoo cabasho ka qabay go,aamadii khilaafka doorashooyinka ay kazoo sareen gudida beelaha habarjeclo oo iyagu dhex dhexaadinayay dhinacyada khilaafku ka dhaxeeyo

Sidoo kale gudoomiyaha golaa guurtida ayaa masuuliyiintan ururada siyaasada usheegay in ayaqbalaan qodobadaa waxkale oo xal ahna aanu haynin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’

COMMENTS
LINKS