Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maalintii Jimcihii Ka Dhacay Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maalintii Jimcihii Ka Dhacay Gobolka Sool.
August 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Beesha caalamka ayaa canbaaraysay dagaalkii maalintii jimcihii ka dhacay gobolka sool iyo dhibaatooyinkii ka dhashay

Sidoo kale beesha caalamka ayaa dhinacyada ku dagaalamay gobolka sool ee Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ugu baaqay in la jaajiyo dagaalka islamarkaana layskugu yimaado wada hadal.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS