BOORAMA(W,N)-Qaarakmaid ah aqoonyahanka iyo dhalinyarada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa tuutaha uxidhay difaaca qaranka Somaliland iyo sidii loo barbar istaagi lahaa ciidamada qaranka ee heeganka ugu jira difaaca dalka