Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xadgudubyo Ka Dhacay Magaalada Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xadgudubyo Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
July 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Waxay Si Adag U Cambaaraynaysaa xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee ay ku kacayaan kooxaha huwanta ah ee ku dagaallamaya Laascaanood lixdii bilood ee u dambeeyay.

Hay’adda MSF International ayaa shalay ku dhawaaqday inay joojinayso hawlihii ay ka waday magaalada Laascaanood, ka dib markii ay cusbitaalladu noqdeen kuwo militeri.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa Sidan udhignaa:

 

COMMENTS
LINKS