Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Mid ka Mid Ah Dagaaladii Ugu Qadhaadhaa Ee Maalintii Shalay Ka Dhacay Magaalada Laascaanood!
July 19, 2023 - Written by Editor:
LAASCANOOD(W,N)-Dagaal qadhaadh ayaa maalintii shalay duleedka laascanood ku dhexmaray ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha magaalada laascanood kaasi oo lagu tilmaamay in uu dagaaladii ugu adkaa ee dhaca mudooyinkan.