|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo War Cusub Kasoo Saaray Arimo Kusoo Kordhay Tartankii Gudoomiyaha Iyo Qaabka Bari Doorashadu Udhacayso!
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha wakiilada somalland Cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa war cusub kazoo saaray isbadal ku yimid tartanka gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xildhibaano kale oo soo xaraysta musharaxnimada gudoomiyaha golaha Sidoo kale xoghayaha golaha wakiilada ayaa shaxaray qaabka ay bari udhacayso doorashada gudoomiyaha golaha iyo dhanacyada ay ku casuumee in ay kazoo qaybgalaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo ilaa Hada Waxa Muuqda Gaadhsiin Xaafada Stata-Houska Oo Shalay Dab Qabsaday ... Daawo:Sheekhii Adeegyada Dabiibka ah Ka Waday Hargaysa Sheekh Cabdul Xaq Oo Xarun Wayn Ka Furtay Mag... “Guriga Marwo Kaltuun Wuxu Lamid Yahay, Madaxwayne Ka Aad Adigu Degan Tahay, Waxaase Ayaan Daro Ah, ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|