|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Buurta Gacan Libaax!
July 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa markii uhoraysay ka hadlay jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay buurta gacan libaax isagoo sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi , sabab u tahay jabhadda cusub ee lagaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa. Sidoo kale Xoghaye Khadar Xuseen Cabdi, Xoghahaya guud ee Waddani ayaa sheegay in hore Jabhadi uga aasaasantay galbeedka Somaliland, dagaalka Sool iyo jabhadda cusub ee Gacan-libaax-ba ay tahay tala xumida madaxweyne Biixi, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuu... Sucuudiga Oo Xoriyadoodii U Soo Celiyay Qaar Ka Mid Ah Ragga Ugu Qanisan Oo Jeelasha ku jiray. Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Joogay Muqdisho Oo Ka Hadlay Dariiqa Ay Somaliland Umari Karto Aqoons... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|