HARGAYSA(W,N)-Xisbiga Ucid ayaa shir uu maanta iskugu yimid xilkii iyo xisbinimadii ka caydhiyay xoghayihii Guud ee xisbiga Ibraahim cabdi xuseen (Buurane” oo isagu ka horyimid mawqifka xisbiga islamarkaana taageeray aragtida xukuumada ee doonista doorashada ururada.
HALKAN KAGA BOGO QORAAL KASOO BAXAY XISBIGA UCID;