Xildhibaan Xeeldheere Oo Sheegay In Loogu Soo Hanjabay In Golaha Laga Saari Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xeeldheere Oo Sheegay In Loogu Soo Hanjabay In Golaha Laga Saari Doono!
July 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeeldheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa sheegay in loogu soo hanjabaday in golaha laga saari doono hadii faratoon gudoomiyaha ku guulaysto

Sidoo kale xildhibaan xeeldheere ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi ugu baaqay in uu inamadiisa edbisto.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS