Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Xil. Jamaal Oo Maalintii Shalay Dhaawacyo Loo Gaystay Ugalaya Qaliin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Xil. Jamaal Oo Maalintii Shalay Dhaawacyo Loo Gaystay Ugalaya Qaliin.
July 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee xildhibaan jamaal aadan diiriye oo maalintii shalay koox   ciidan ah ku farasaareen magaalada haragysa halkaasi oo ay soo gaadheen dhaawacyo sobobay in lagu sameeyo qaliin

Dhanka kale xildhibaan sokeeye ayaa ka hadlay xildhibaan maydhane oo isna maalintii shalay magaalada hargaysa ay weerar gacan ka hadal ugu gaysteen badhasaabka awdal iyo odayaal uu watay.

 

COMMENTS
LINKS