Xildhibaan Maydhane Oo Ka Waramay Weerar Saaka Lagu Soo Qaaday Isagoo Ku Sugan Magaalada Hargaysa Iyo Cida Hogaaminaysay Kooxdan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maydhane Oo Ka Waramay Weerar Saaka Lagu Soo Qaaday Isagoo Ku Sugan Magaalada Hargaysa Iyo Cida Hogaaminaysay Kooxdan!
July 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Xuseen maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa sheegay in saaka isagoo ku sugan huteelka baraar ee magaalada hargaysa ay weerar iyo afduub kusoo qaadeen badhasaabka gobolka awdal iyo kooxo uu horkacayo halkaasi oo ay ugu gaysteen gacan ka hadal.

Dhanka kale xildhibaan maydhane ayaa sheegay in badhasaabka cusub ee awddal iyo kooxdan uu watay ay ku dilayeen in uu doorta gudoomiye xukuumadu wadato ismarkaana uu ka leexdo cali xaamud oo ay isku reer awdal yihiin isagoo shacabka reer boorama fariin culus udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS