Xil. Maxamed Khadar Oo Ka Hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Ee Lagaga Guulaystay, Kana Digay In Si Gaara Loo Bartilmaameedso Xildhibaanadii Reer Sool Ee Ucodeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xil. Maxamed Khadar Oo Ka Hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Ee Lagaga Guulaystay, Kana Digay In Si Gaara Loo Bartilmaameedso Xildhibaanadii Reer Sool Ee Ucodeeyay!
July 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed khaddar oo maalintii shalay lagaga guulaystay gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu utartamay isagoo balan qaaday in uu la shaqayn doono gudoomiye faratoon

Sidoo kale xildhibaan maxamed khaddar  ayaa ka digay in si gaara loo bartilmaameedso xildhibaanadii reer sool ee ucodeeyay kuwaasi oo ilaa shalay ay xukuumada iyo xubnaha xisbiga kulmiye eedo lafjab ah umarinayeen warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS