HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa dugsiyada gaarka loo leeyahay gaar ahaan kuwo madarasadaha ah ku amartay in marka bishan fasaxa laga soo noqday ay ardaydu qaataan diraysteen wasaarada shaacisy in dhamaan ardayda dalka qaataan.