Waftigii Xukuumada Somaliland Ee Ku Maqnaa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Xukuumada Somaliland Ee Ku Maqnaa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
July 10, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Wafti wasiiro ah oo ka socday xukuumada Somaliland ee socdaal ku joogay magaalo madaxda ismaamul somalida ee jig jiga halkaasi oo ay utageen sidii shacabka iyo xukuumada ula wadaagi lahaayeen dhibtii kazoo gaadhay suuqii ganacsi ee gubtay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS