Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Magaalada Jig Jiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Magaalada Jig Jiga!
July 9, 2023 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wafti wasiiro oo madaxwaynaha somaliland udiray gurmad suuqii ganacsi ee ku gubtay magaalada jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida ayaa maanta booqday suuqii gubtay halkaasi oo ay indhahooga kusoo arkeen malaayiin hanti ah oo ku shuf beelay

COMMENTS
LINKS