Waftigii Ka Socday Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Kulamo Ay La Qaateen Madaxwaynaha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Kulamo Ay La Qaateen Madaxwaynaha Somaliland.
July 19, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ay Hogaaminaysay Ergayga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobay uqaabilsan somaliya oo safar laba cisho ah ku timid Somaliland ayaa kulamo la qaadatay madaxda Somaliland.

Wakiilka qaramada midoobay ayaa war faah faahsan kazoo saartay kulamadii ay la qaadatay madaxda Somaliland oo uu ugu sareeyo madaxwayne biixi.

 

COMMENTS
LINKS