Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Qoraalka Komishanku Ugudbiyeen Maxkamada Sare Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Qoraalka Komishanku Ugudbiyeen Maxkamada Sare Jsl.
July 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah urur siyaasadeedyada cusub ee somaliland oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay mawqifkooga ku aadan qoraalka komishanka doorashooyinku ugudbiyeen maxkamada sare taasi oo asxaabta mucaaridku ka biyo diideen halka urur siyaasadeedyadu sheegeen in ay ku qancayaan waxkasta oo ay  soo saarto maxkamada sare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS