Shirka Dejinta Siyaasada Daryeelka Bulshada Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Dejinta Siyaasada Daryeelka Bulshada Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Berbera.
July 19, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland ayaa soo Gabo Gabaysay Shirka Siyaasada daryeelka bulshada oo mudo laba maalmood ah ka socday magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS