|
|||||
WAJAALE NEWS
“Raga Kaambaynka Ugu Jira, Habeen Iyo Maalina Usocda, In Aan Nin Reer Awdal Ahi Kursigaasi Golaha Fadhiisanin, Maxamuud Xaashi, Kowbuu Ka Yahay” Siyaasi Abgaal.
July 20, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore Ee Boosaha iyo isgaadhsiinta Xukuumadii Axmed Siilaanyo siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadlay xaalada guud ee hada somailand marayso,aragtida uu ka qabo go,aankii kazoo baxay komishanka doorashooyinka ee ay ku kala qaybsameen Sidoo kale siyaasi Abgaal ayaa dhaliilay hogaaminta madaxwayne biixi iyo muruga siyaasadeed ee uu galiyay Somaliland. Dhanka kale Siyaasi Abgaal ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo doonista xildhibaan kazoo jeeda gobolka awdal isagoo fariin toos ah udiray gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah maxamuud xaashi una sheegay in waxa uu ka yeelo masuulka reer awdal ee utartamaya gudoomiyaha golaha wakiilada ay bari reer boorama wax ku siin doonaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts: War Deg Deg Ah Gudigii Dhexdhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye Oo Soo Saartey Go,aamo Xal U Ah kh... “Ma In Diyaaradda Ethiopian Airline La Joojiyo Ayaa Qummanayd,Mise In Dadka Hutelada Haysta Lagu Qas... DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|