Qaarkamid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aankii Kasoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aankii Kasoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Jsl.
July 18, 2023 - Written by Editor:

“Waxaan Leeyahay Nimanka Siyaasiyiinta Ah, Ee Madaxwaynaha Doonaya, Waxaa Idiin Dan Ah, Somaliland Oo Nabad Ah”Waxgaradka Gabiley.

 “Waxaan Leeyahay Nimanka Doorasho Doonta Ah, Madaxwayne Ilaa Ka Xisbiga Ah, Waxaa Idin Deeqa Dalkiina Oo Nabad Ah Iyo Dadkiina Oo Idiinku Codeeya Nabadgalyo”Cuqaasha Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay komishanka doorashooyinka qaranku ku cayimeen qabsoomida doorashada ururada iyo madaxwaynaha iyagoo siyaasiyiinta iyo asxaabta qaranka ugu baaqay in ay nabadgalyo ku galaan doorashada ururada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS