Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland, Doorashadii Gudoomiye Faratoon Iyo Dhawaaqii Komishanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland, Doorashadii Gudoomiye Faratoon Iyo Dhawaaqii Komishanka!
July 26, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac Prof axmed ismaaciil samater oo muda dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa kusoo guryo noqday Somaliland isagoo ka hadlay xaalada guud ee Somaliland ,dhawaaqii ay komishanka doorashooyinku ku cayimeen doorashada ururada iyo doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada ee cusub yaasiin xaaki maxamuud xiir faratoon.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS