“Muuse Sidii Doono Hayeelo Oo Dagaal Harido, Oo Haku Marmar Soodo, Waxaan Leeyahay Muusoow Sidaad Doontaa Kuu Suurto Gali Maysee Ku Bishaarayso”Chief Caaqil Jaambiir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muuse Sidii Doono Hayeelo Oo Dagaal Harido, Oo Haku Marmar Soodo, Waxaan Leeyahay Muusoow Sidaad Doontaa Kuu Suurto Gali Maysee Ku Bishaarayso”Chief Caaqil Jaambiir.
July 24, 2023 - Written by Editor:

“Siday Maanta Wax Usocdaa, Muuse Wuxu Ku Talo Galay, Anuu Qolo Odhan Maayo, Qabiilna Odhan Maayo, Oo Dadka Uu Kasoo Jeedaa Waa Dad Gob Ah, Balse Muuse Iyo Kooxdiisu Waxay Ku Talo Galeen Inay Somaliland Boqortooyo Ka Dhigtaan”Chief Caaqil Jaambiir.

LONDON(W,N)-Chief caaqil rashiid Jaambiir oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya ujeediyay jaaliyada reer Somaliland ee dalka ingiriiska gaar ahaan magaalada shafiel isagoo uga xogwaramay xaalada dalku marayo haliska uu ku sugan yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS