Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qaraarkii Maxkamada Sare Kasoo Saartay Dalabkii Komishanka Doorashooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qaraarkii Maxkamada Sare Kasoo Saartay Dalabkii Komishanka Doorashooyinka!
July 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka dareen celiyay qaraarkii maxkamada sae kasoo saartay qoraal ay adhawaan ugudbiyeen komishanka doorashooyinka kaasi oo ay kaga dalbanayeen fasiraad sharci oo la xidhiidha doorashooyinka balse ay maxkamada sare sheegtay in ay iyagu leeyihiin awooda mudaynta doorashada iyo ta galayo.

COMMENTS
LINKS