Maxamed Ilkacase Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka 1Aad Ee Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamed Ilkacase Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka 1Aad Ee Xisbiga Kulmiye
July 27, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxamed Aadan Ilkacase oo kamid ah siyaasiyiinta xisbi xaakimka kulmiye,xilalna kasoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa shaaciyay in uu utartamayo gudoomiye koowaad ee xisbiga kulmiye oo dhawaan shirka lagu dooranayo uu dhacayo magaalada burco

Siyaasi maxamed ayaa fariin udiray taageerayaasha xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS