LONDON(W,N)-Wafti wasiiro ah oo ka socday xukuumada Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay dalka ingiriiska halkaasi oo ay utageen shaqo qaran
Waftigan oo uu horkacayo wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayna weheliyaan wasiirku xigeenka beeraha iyo fanaanada reer Somaliland ee ubax fahmo.