Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Boorama Kaga Qaybgalay Munaasibada Ay Dawlada Hoose Kusoo Bandhigtay Gaadiid Iyo Qalab Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Boorama Kaga Qaybgalay Munaasibada Ay Dawlada Hoose Kusoo Bandhigtay Gaadiid Iyo Qalab Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay!
July 25, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa ka qayb-galay munaasibad Dawladda Hoose ee Degmadda Boorama kusoo bandhigaysay Gaadiid iyo Qalab cusub oo ay soo iibsatay. Qalabkan ayaa loogu tallo-galay dib-u-dhiska Wadooyinka halbawlaha ah ee magaaladda Boorama.

COMMENTS
LINKS