|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Sheegay In Aanay Xukuumada kulmiye Waxba Uqaban Reer Wajaale Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Agaasimaha wasaarada Arimaha Guduhu!
July 25, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Maayarkii hore ee degmada wajaale oo ka hadlay munaasibadii uuxilka ku wareejinayay ayaa sheegay in xukuumada xisbiga kulmiye ee uu hogaamiyo madaxwayne biixi waxba ka qaban degmada wajaale mudadaa ay xilka haysay isagoo dhanka kale xusay mashaariicdii ay wajaale ka fullisay xukuumadii ka horaysay ee axmed siilaanyo Dhanka kale agaasimmaha guud ee wasaarada arimaha gudaha oo madasha ka hadlay ayaa jawaab ka bixiyay hadalka maayarkii hore isagoo dhiniciisa sheegay in xukuumadu mashaariicda ay ka fulisay aan laga fulin degmo la darajo ah wajaale. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Daawo Wasiirka Dib Udejibta Oo Ka Warbixiyay Xaalada Xuduudka LAWYACADO Dhismaha Wadada Saylac Iyo A... Farxadbay ii Tahay In Aynu ka qayb-Qaadano Dawga-cad Oo La furayo Hawshisii Socoto, Horumar fiican... War Deg-dega Daawo:Mudo Kordhin Cusub Oo Loo Sameeyo Xukuumada OO ay Isla Qaateen Madaxwaynaha, Komi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|