|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Sheegay In Aanay Xukuumada kulmiye Waxba Uqaban Reer Wajaale Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Agaasimaha wasaarada Arimaha Guduhu!
July 25, 2023 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Maayarkii hore ee degmada wajaale oo ka hadlay munaasibadii uuxilka ku wareejinayay ayaa sheegay in xukuumada xisbiga kulmiye ee uu hogaamiyo madaxwayne biixi waxba ka qaban degmada wajaale mudadaa ay xilka haysay isagoo dhanka kale xusay mashaariicdii ay wajaale ka fullisay xukuumadii ka horaysay ee axmed siilaanyo Dhanka kale agaasimmaha guud ee wasaarada arimaha gudaha oo madasha ka hadlay ayaa jawaab ka bixiyay hadalka maayarkii hore isagoo dhiniciisa sheegay in xukuumadu mashaariicda ay ka fulisay aan laga fulin degmo la darajo ah wajaale. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Prof Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Tabashadu Ka Taagan Tahay Ee Ay Ansixiyeen Labada Gole Ee ... DAAWO; DIB U MILICSO DHACDO Dib Bulshada Reer Gabiley Loogaga Been Abuuray Iyo Wefdigii Xisbiga W... DAAWO;Cabdiraxmaan Cadami Oo Daaha ka feyday Cida Hortagaan In Bangiyo Ganacsi laga furo S/land Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|