Maayarka Magaalada Gabiley Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Cameroon | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Cameroon
July 15, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley ayaa qaabilay wafti ka socday dalka Cameroon oo ay Horkacaysay Safiiradda Somaliland u fadhida dalka Finland Samiya Muuse, kuwaasi oo booqasho ku yimid magaalo madaxda gobolka gabiley Ee gabiley.

Waftigan Ka socday dalka Cameroon ayaa Socdaal indho indhayn ah kusoo maray guud ahaan magaaladda Gabiley Iyo qaybo kamida degmooyinka Hoos yimaada magaaladda Gabiley.

Waftigan ayaa Isugu jiray Xildhibaano Iyo Maalgashadayaal ka socday dalkaasi Cameroon.

 

COMMENTS
LINKS