|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Cameroon
July 15, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley ayaa qaabilay wafti ka socday dalka Cameroon oo ay Horkacaysay Safiiradda Somaliland u fadhida dalka Finland Samiya Muuse, kuwaasi oo booqasho ku yimid magaalo madaxda gobolka gabiley Ee gabiley. Waftigan Ka socday dalka Cameroon ayaa Socdaal indho indhayn ah kusoo maray guud ahaan magaaladda Gabiley Iyo qaybo kamida degmooyinka Hoos yimaada magaaladda Gabiley. Waftigan ayaa Isugu jiray Xildhibaano Iyo Maalgashadayaal ka socday dalkaasi Cameroon.
Related posts:Xisbiga Wadani Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Doorashooyinka Dhaawac Ku Ah Oo Kazoo Yeedhay ... Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashada, Ismariwaaga Xisbiyada iyo Koomiishanka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|