Maayarka Caasimada Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Si Wada Jir Ah Udhagax Dhigay Dhismayaal Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Si Wada Jir Ah Udhagax Dhigay Dhismayaal Cusub.
July 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed Mooge Iyo Gudoomiy kuxigenka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Faadumo Cabdilaahi Cumar ayaa siwada jir ah udhagax dhigay dugsi waxbarasho iyo xarun caafimaad oo laga dhisayo kaabka naaso hablood C Oo dhawaan loo raray goob cusub oo ay dagaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS