Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Oo Xilkii La Wareegay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Oo Xilkii La Wareegay.
July 26, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Maareeyaha cusub ee wakaalada biyaha degmada wajaale ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee wakaalada biyaha

Munaasibada xil wareejinta ooka qabsoontay wajaale ayaa waxaa xilka ukala wareejiyay badhasaabka gobolka gabiley taasi oo ay goob joog ka ahaayeen maamulka cusub ee degmada wajaale oo iyagu maalintii shalay xilka lagu wareejiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS