“Maanta Afar Dhibaato Ayaa Jira; Wado Xumo, Dirawal Xumo, Gaadiid Xumo Iyo Taraafig Xumo”Taliye Dabagale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maanta Afar Dhibaato Ayaa Jira; Wado Xumo, Dirawal Xumo, Gaadiid Xumo Iyo Taraafig Xumo”Taliye Dabagale.
July 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska  somaliland gen maxamed aadan saqadhi dabagale oo ka hadlay tababar loosoo xidhay ciidamo katirsan booliska Gaar ahaan ciidanka nabadgalyada wadooyinka ayaa si adag uga hadlay talaabooyinka ciidanku ka qaadayaan kooxaha tuugta ah iyo badhcadyada kala duwan ee kusoo badanaya caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS