Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhagax Dhigay Afar Mashruuc Oo Ay Fulinayso Gobolka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhagax Dhigay Afar Mashruuc Oo Ay Fulinayso Gobolka!
July 10, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka Dawladda Hoose Gabiley Ayaa maanta dhagax dhigay Afar mashruuc oo laga fulinayo Gabiley Iyo Deegaanadda Hoos yimaada, Afarta mashruuc ayaa kala ah Balaadhin Iyo dayactir lagu samayn doono Saldhiga dhexe ee Gabiley, Dayactir lagu samayn doono Dugsigga Sare Ee Qalax, Dugsiga Waalid Xoor Iyo Dugsiga Boqor.

Waxaana si wada Jir ah udhagax dhigay badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley kuxigeenkiisa iyo masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose iyo xidhibaanada golaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS