TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka cusub ee degmo ganacsiyeedka wajaale ayaa maanta xilkii kala wareegay maamulkii hore ee degmada
Munaasibada xilwareejinta maamulka wajaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiirka isgaadhsiinta, badhasaabka gobolka gabiley,maayarka magaalada gabiley ,agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha jsl,waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;