Kulan Isbarasho Iyo Isku Xidhka Labada Shacab Ee Jabuuti Iyo Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Isbarasho Iyo Isku Xidhka Labada Shacab Ee Jabuuti Iyo Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
July 28, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Kulan ujeedadiisu ahayd isku xidha iyo isbarashada labada shacab ee jabuuti iyo gabiley ayaa lagu qabtay magaalada gabiley gaar ahaan xarunta maktabada gabiley taasi oo ay kazoo qaybgaleen maayarka magaalada, madaxda maktabada iyo shacab ka kala socday jabuuti iyo gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS