|
|||||
WAJAALE NEWS
“Komishankii Waxay Imika Wadaan Barnaamij Layidhaa, Ila Tali Walaal, Waxaanan Rajaynayaa Markay Talada..”Siyaasi Geeljire.
July 16, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta ee xisbiga Waddani cabdilaahi jeeljire ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee xiligan iyo muranka ka taagan qabsoomida doorashooyinka dalka Sidoo kale cabdilaahi jeel jire ayaa sheegay in komishankii doorashooyinka qarannku bilaabeen barnaamij la yidhaa walaal ila tali isagoo gu baaqay in looga baahan yahay in ay ku dhawaaqaan wakhtiga lagalayo doorashada madaxtooyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Culimada Hoosta Uun Bay Ka Duceeyaan Ee Culimada kale Ee Dalka Faro-Gelinaysa Uma Jawaabaane, Taas ... Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Hay'addo Caalami Ah Oo Doonaya In Ay Somaliland Ka Guuraan Xildhibaanada Isbahaysiga Aqlabiyada Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|