|
|||||
WAJAALE NEWS
Hooyada Dhashay Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Ka Hadashay Xadhiga Inanteeda Iyo Fariinta Ay Udirtay Xukuumada Jsl.
July 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hooyada dhashay wariye bushaaro cali Baaday ayaa ka hadashay xadhiga inanteeda oo mudo laba bilood ah ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana ilaa hada wax xukun ah lagu ridin islamarkaana aanay xukuumadu si cad ucadaynin danbiga loo haysto Hooyada dhashay suxufiyad bushaaro baanday ayaa si toos ah ula hadashay madaxwayne biixi iyadoo ka dalbadatay in uu inanteeda soo daayo islamarkaana uu hoos u eego xaqa.
Related posts:Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Gaadhay Magaalada Burco Iyo Soo Dhawayn Shilis Oo Uu Kala Kulmay Reer Bu... Wasiirka Biyaha Oo Hadhimo Sharafeed ku maamuusay Haldoorka,Waxgaradka Iyo Gobolka Sanaag Ee Beeli... DAAWO Bandhiga Buugaagta Hargeysa Oo Beri Furmaya Iyo Jama Muuse Jama Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Goobt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|