Hooyada Dhashay Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Ka Hadashay Xadhiga Inanteeda Iyo Fariinta Ay Udirtay Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hooyada Dhashay Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Ka Hadashay Xadhiga Inanteeda Iyo Fariinta Ay Udirtay Xukuumada Jsl.
July 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hooyada dhashay wariye bushaaro cali Baaday ayaa ka hadashay xadhiga inanteeda oo mudo laba bilood ah ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana ilaa hada wax xukun ah lagu ridin islamarkaana aanay xukuumadu si cad ucadaynin danbiga loo haysto

Hooyada dhashay suxufiyad bushaaro baanday ayaa si toos ah ula hadashay madaxwayne biixi iyadoo ka dalbadatay in uu inanteeda soo daayo islamarkaana uu hoos u eego xaqa.

 

COMMENTS
LINKS