Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Qurba Jooga Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Warbixiyay Xaalada Dalku Marayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Qurba Jooga Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Warbixiyay Xaalada Dalku Marayo!
July 9, 2023 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo u sugan dalka ingiriiska ayaa kulan la qaatay taageerayaasha xisbiga ee magaalada london kuwaasi oo uu uga xog waramay xaalada dalka khilaafka doorashooyinka iyo dagaalka laascanood.

COMMENTS
LINKS