Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa, Kuna Hanjabay In Aanay Dalka ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madaxwaynaha Ahayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa, Kuna Hanjabay In Aanay Dalka ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madaxwaynaha Ahayn.
July 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada kadib markii uu kazoo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Sidoo kale gudomiye faysal cali waraabe ayaa wacad ku maray in aanay Somaliland ka dhacay doorashada madaxtooyada mid aanay isagoo fariimo kala duwan diray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS