Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Oo Komishanka Doorasooyinka Ku Eedeeyay An Ay Khilaaf Cusub Iyo Jawahareer Galinayaan Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Oo Komishanka Doorasooyinka Ku Eedeeyay An Ay Khilaaf Cusub Iyo Jawahareer Galinayaan Dalka!
July 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee SPP Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa si kulul uga soo horjeesta qoraal arimaha doorashooyinka la xidhiidha komishanku ugudbiyay maxkamada sare taasi oo uu ku tilmaamay mid ay khilaaf siyaasadeed ooh or leh ku abuurayaan.

https://youtu.be/P0FfuFjurA8

COMMENTS
LINKS