Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Oo Shaaciyay In Ay Soo Saarayaan Jidwalkii Doorashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Oo Shaaciyay In Ay Soo Saarayaan Jidwalkii Doorashada!
July 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha wakiilada ayaa faah faahin ka bixiyay halka wax umarayaan

Sidoo kale gudoomiyaha komishanka ayaa sheegay in ay soo saarayaan jidwalkii doorashada lagu galayay isagoo dareen celiyay qaraarka maxkamadu kazoo saartay qoraalkii ay ugudbiyeen.

COMMENTS
LINKS