Fanaanad shamis Qarda Jeex Oo Madaxwayne Bixii Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Ay Xilka Iskaga Tagaan+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanad shamis Qarda Jeex Oo Madaxwayne Bixii Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Ay Xilka Iskaga Tagaan+Sobobta!
July 30, 2023 - Written by Editor:

TORONTO(W,N)-Fanaanad halgamaa Shamis Cali Faarax “shamis qarda jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay xorimada dalka jabuuti iyo halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa si kulul uga hadashay xaalada siyaasadeed ee Somaliland xiligan ka taagan jabhada buurta gacan libaax gashay iyadoo xisbiyada mucaaridka ku eedaysay in ay iyagu qayb ka yihiin khal khal galinta abniga Somaliland.

Sidoo kale fanaanad shamis cali faarax ayaa dhaliishay hogaaminta madaxwayne biixi iyo wasiirkiisa arimaha gudaha iyadoo ugu baaqday in ay xilka iskaga tagaan madaamada ay tahli kari waayeen in ay sugaan abniga Somaliland iyadoo hore magaalada laascanood ugu soo daayay kooxaha huwanta ah ee dagaalka galiyay imikana ay daawanayaan jabhad nabaddiid ah ee isku urursanaya buurta gacan libaax.

HALKAN KAGA BO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS