Dawlada Somaliya Oo Maamul Goboleedyada Kala Tashanaysa Arin La Xidhiidha Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliya Oo Maamul Goboleedyada Kala Tashanaysa Arin La Xidhiidha Somaliland!
July 19, 2023 - Written by Editor:

BAYDHABO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa bilowday wadatashi ay Maamul Goboleedyada somaliya kala samaynayso arimo la xidhiidha qadiyada Somaliland gaar ahaan wada hadalada udhexeeya Somaliland iyo Somaliya.

Ergayga madaxwaynaha Somaliya uqaabilsan wada hadalada Somaliland ayaa magaalada baydhabo kula yeelanaya shir la xidhiidha wadahalada dhawan lafilayo In ay dib ubilowdaan ee somaliya iyo Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS